DAAWO VIDEO:- Muuqaalki ugu horreeyay oo si caalami ah looga duubay Muqdisho iyo Gabay lagu.

DAAWO VIDEO:- Muuqaalki ugu horreeyay oo si caalami ah looga duubay Muqdisho iyo Gabay lagu.

daajis.com:-Muuqaalki ugu horreeyay ayaa si casri ah looga duubay magaalada Muqdisho, iyadoo muuqaalkaan muujinaya quruxda iyo hurumarka haatan laga dareemayo magaalada madaxda dalka ee Muqdisho.

Waa hubaan hadii aad daawato muuqaalkaan inaad farxad la ilmeeyneyso, maadama muqdisho kusoo laabaneeyso beri samaadki.

Muuqaalkaan ayaa lagu soo bandhigay gabayo lagu amaanayo quruxda magaalada Muqdisho, iyadoo sidoo kale dad weynaha reer Muqdisho lagu wareesanayo.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA:

 

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:04 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada