Daawo-Video:- telefishinka Al-jazeera oo tegay Degmedda Xudur

Daawo-Video:- telefishinka Al-jazeera oo tegay Degmedda Xudur

daajis.com:-Degmedda Xudur iyo nawaaxigeeda ayaa waxaa laga soo sheegayaa in ay Cunno yari iyo Biyo la aan badani ay ka jirto. Wariyaha Teleefishinka AL-JAZEERA Mohamed Adoow ayaa u kuur galay xaaladda dhabta ah ee ka jirta Gobolkaas iyo Goboladda u dhow dhow oo iyagana Abaar baáni laga soo sheegayo sida Gobolka Gedo.






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:20 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada