Daawo Video:- Weerarkii Al Shabaab ee Xarunta Nabad Sugidda.

Daawo Video:- Weerarkii Al Shabaab ee Xarunta Nabad Sugidda.

daajis.com:-Dagaal Xoogan oo Ku dhawaad hal saac socday ayaa wuxuu ka dhacay Xarunta Nabad sugidda, wuxuuna ku biloowday markii hore qarax la sheegay in gaari loo adeegsaday oo lagu galay koontaroolka koowaad ee Godka Jilicoow laga ilaaliyo, gaar ahaan dhanka xiga Daljirka daahsoon ee Magaalada Muqdisho.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:29 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada