Deg Deg: Cristiano Ronaldo Oo Ku Guulaystay Xiddiga Yurub Ee 2014.

Deg Deg: Cristiano Ronaldo Oo Ku Guulaystay Xiddiga Yurub Ee 2014.

daajis.com:-Laacibka kooxda Real Madrid Iyo Qaranka Portugal Cristiano Ronaldo ayaa ku guulaystay abaal marinta xiddiga yurub ee 2014.

Laacibkaan oo sanadkii hore ku guulaystay laacib ka aduunka ayaa kooxdiisa u qaaday Champions League xili ciyaareed kii hore wuxuuna caawa ku guulaystay abaal marinta xidiga yurub.

Ronaldo oo ka hadlay abaal marintaan uu gudoomay ayaa yiri:

“Dhabtii aad ayaan u faraxsanahay, waa inaan u mahad celiyaa asxaabtayda kuwaas oo la,aantood aanan waxba ahaadeen, sidoo kale waa inaan u mahad celiyaa qoyskayga, Kooxda iyo waliba qof walba oo ii codeeyay.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:19 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada