Drawing fase Champions League :- Isku Aadka Wareega Group-yada Champions League Oo La Sameeyay.

Drawing fase Champions League :- Isku Aadka Wareega Group-yada Champions League Oo La Sameeyay.

daajis.com:-Waxaa la sameeyay isku aadka wareega Group-yada Champions League ee xiliciyaareed ka 2014/15.

Group-yada ayaa u badan kuwo adag taas oo ka dhigaysa in xili ciyaareed kaan uu noqon doono kii ugu adkaa ee soo mara koobka horyaalada yurub.
Isku Aadka Ayaa U Dhacay Sidaan:
Group A: Atletico Madrid, Juventus, Olympiakos, Malmo.
Group B: Real Madrid, Basel, Liverpool, Ludogorets.
Group C: Benfica, Zenit, Bayer Leverkuson, Monaco.
Group D: Arsenal, Borussia Dortmund, Galatasaray, Anderlecht.
Group E: Bayern Munich, Man City, CSKA Moscow, Roma.
Group F: Barcelona, PSG, Ajax, APOEL FC.
Group G: Chelsea, Schake04, Sporting Lisbon, Maribor.
Group H: Porto, Shakhtar, Atletico Bilbao, BATE Borisov.
Hadaba Aqriste Group-kee u aragtaa inuu ugu adag yahay?.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:22 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada