Deg deg:- Dagaal u dhexeeya Somaliland Iyo Khaatumo oo hada Socda (Waraysi)

Deg deg:- Dagaal u dhexeeya Somaliland Iyo Khaatumo oo hada Socda (Waraysi)

daajis.com:-Waxaa goor dhowayd ka bilowday Jiidaha dagaalka ee gobolka Sool Dagaal Xoogan oo u dhexeeya Maleeyiyaadka Somaliland iyo kuwa maamulka khaatumo.


Dagaalkaan ayaa wuxuu ka Qarxay Jiida Dabataag, kadib markii Ciidamada maamulka somaliland ay duulaan Qorshaysan soo Qaadeeen.

Ilaa iyo hada Lama oga Khasaraha dhabta ah ee ka dhashay dagaalkaan oo wali socda,  Wariye Xamse Xasan Geelle oo ayaa faah faahin ka bixinaya xaalada hadda lagu jiro.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:20 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada