Daawo Video: Wariyada Caanka ah ee Aamina Muuse Maxaa ka cusub daawo Muuqaal muhiim ah

Daawo Video: Wariyada Caanka ah ee Aamina Muuse Maxaa ka cusub daawo Muuqaal muhiim ah

daajis.com:-Wariye Aamina Muuse weheliye oo dhowaan ku biirtay Tv-ga Qaranka Soomaaliyeed ayaa waxay ka biloowday Barnaamij Cusub oo la magac baxay BANDHIGA AAMINA.

Barnaamijkaan ayaa markiisii ugu horaysay waxaa Lagu waraystay Aamina Mursal oo horay dawladii dalka soo maray uga soo noqotay, Wasiir Iyo Xildhibaan, sidoo kalana hada ka shaqaysa Xafiiska RW Cabdiwali Sheekh.

Aamina ayaa waxaa laga waraystay arimo badan oo muhiim ah, sidoo kale Qarax Loogu gaystay magaalada muqdisho, Qaabkii ay uga bad baaday, sidii 3 qaybood u noqday ninkii la socday.


HALKANI KA DAAWO VIDEO XIISO LEH



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:17 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada