Daawo Video:- Dowlada Iiraan oo dhulka soo dhigtay Diyaarad Yahuuda wax u basaasi jirtay

Daawo Video:- Dowlada Iiraan oo dhulka soo dhigtay Diyaarad Yahuuda wax u basaasi jirtay

daajis.com:-Diyaarad nuuca aan duuliyaha leheen ah oo lagu magacaabo ( Typ Hermes) ayaa waxaa dhulka soo dhigay oo toogtay ciidamada cirka Iiraan sida uu soo bandhigay Tv-ga Qaranka dalka Iiraan. Diyaaradaan oo nooca Drohne eheed waxay u kala googo´day dhoor cad.

Dowlada Iiraan ayaa Yahuuda ku eedeeysay inay Diyaaradaan lahaayeen waliba mar kasta ku basaasi jireen hubka nukleeyrka ah ee looga shakisan yahay inay sameeysatay Iiraan waxaana iminka Diyaaradaan lagu soo riday nawaaxiga magaalada Natanz .


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:23 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada