Daawo Muuqaal :- Haween katirsan AMISOM oo Socod iyo Ruclo Orod kumaraya Qeybo kamid ah Muqdisho

Daawo Muuqaal :- Haween katirsan AMISOM oo Socod iyo Ruclo Orod kumaraya Qeybo kamid ah Muqdisho

daajis.com:-Haween katirsan Ciidamada Booliiska Midowga Afrika ee AMISOM ayaa socod iyo Ruclo orod waxa ay ku sameeyeen qaar kamid ah Wadooyinka Magaalada Muqdisho gaar ahaan Goobo ku dhaw Garoonka Muqdisho.

Haween aad u tiro badan oo katirsan Booliiska AMISOM kana kala socda Wadamo dhoor ah ay kamid yihiin Nageria, Uganda iyo Sierra leone ayaa laga soo qaaday Muuqaal iyaga oo socor , Orod iyo Ciyaaro intaba ku sameenaya Magaalada Muqdisho.

Ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Booliiska iyo Milatariga waxaa ku jira haween badan oo kakala socda Wadamada Ciidamada ugu deeqay Midowga Afrika ee ka howlgala Magaalada Muqdisho iyo qeybo kamid ah Dalka Soomaaliya.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:20 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada