Daawo-Video:- Ciidamada Amaanka oo Saakay 40 qof ka soo Qabtay Degmeda Xamarwayne

Daawo-Video:- Ciidamada Amaanka oo Saakay 40 qof ka soo Qabtay Degmeda Xamarwayne

daajis.com:-Ciidamada ammaanka Degmada Xamarweyne ayaa gacanta kusoo dhigay 40-ruux oo la sheegay inay isticmaalayeen Maandooriyaha shalay gelinkii dambe, qaarkoodna ay ka ganacsanayeen, kuwaasi oo lagu soo qabtay howlgal ciidamada ay ka sameeyeen Degmada Xamarweyne. 


Dadka lasoo qabtay ayaa waxaa ku jiray haween ilaa saddex gaaraya, waxaana iyaga oo lagu wado Baabuur caasi ah la geeyay Xarunta maxkamadaha dalka, halkaasi oo lagu wareejiyay Xafiiska Xeer ilaaliyaha Dowladda.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:11 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada