Israel Iyo Falastiiniyiinta :- oo Xabbad-joojin Ku Dhawaaqey...

Israel Iyo Falastiiniyiinta :- oo Xabbad-joojin Ku Dhawaaqey...

daajis.com:-Israel iyo Falastiiniyiinta ayaa ku heshiiyay xabad joojin aan muddo loo qaban oo laga dhaqan galinayo Gaza.

Xabad joojintan ayaa u muuqata inay hakad galinayso dagaalka iyo duqayntii socotay 50kii maalmood ee la soo dhaafay.
Xabad joojinta ayaa dhaqan gashay 7dii fiidnmo ee saacadda Marinka Gaza.
Heshiiskan ayaa waxa dhexdhexaadisay dawladda Masar, waxaana Israel ay ogolaatay inay dabciso cunaqabatayntii saarnayd Gaza.
Israel ayaa balan qaaday inay ogolaan doonto gaadiidka sida gargaarka iyo qalabka dhismaha u ogolaan doonto inay galaan gudaha marinka Gaza.

Heshiiskan ayaa waxaa ka mid ah qodobadiisa in labada dhinac ay wada-hadallo dheeraad ah isugu soo noqdaan bil gudaheed.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:34 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada