Daawo Sawirada:- Gudoomiye Tuuryare oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

Daawo Sawirada:- Gudoomiye Tuuryare oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

daajis.com:-Wafdi kasocday Qaramada midoobay oo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay gudoomiyaha maxkamadda sare ee ciidamada qalabkasida ee dowladda Soomaaliya Korneyl Cabdiraxmaan Maxamuud Tuuryare.

Kulanka Kornayl Tuuryare uu laqaatay xubnahan ka socday Qaramada midoobay ayaa waxa ay kaga wada hadleen xiriirka maxkamadda sare ee dowladda iyo hay’adaha Qaramada midoobay.

Kornayl Cabdiraxmaan Maxamuud Tuuryare gudoomiyaha maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ayaa ergadan Qaramada Midoobay ka codsaday in maxkamadda sare laga caawiyo dhinaca sharciyada iyo xiriirada.
Intii uu kulanka socday ayaa waxa ay sidoo kale kusoo hadla qaadeen in si wada jir ah looga hortago warar been abuur ah oo ka dhan ah hay’adaha sharciga iyo amniga.
daajis.com





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:34 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada