Jackie Chan:- oo dhibaato lasoo gudboonaatey kadib markii uu wiil kiisa ay qabteen..

Jackie Chan:- oo dhibaato lasoo gudboonaatey kadib markii uu wiil kiisa ay qabteen..

daajis.com:-Jilaaga caanka ah ee Jackie Chan ayaa ceeb iyo murugo lasoo deristay, kadib marki wiilkiisa Jaycee Chan lagu qabtay magaalo madaxda dalka Chinaha Hong Kong, eyadoo lagu eedeeyay inuu siday daroogo fara badan.

Bogga uu ku leeyahay Jackie Chan Internetka ayuu ku sheegay inaan wax ka quseeya jirin arintan wiilkiisa, wixi masuulid ahna isagu qaadayo, isagoo yiri “sidaas ey tahay garabkiisa ayaan istaagi doonaa.
“Waxaan dareemayaa niyad jab, caro, iyo sidoo kale ceeb ayuu yiri, sida aabo kasta qalbiga u jabo ayaa qalbigeygu u jabay, aniga iyo Jaycee waxaan raali gelin siineynaa bulshada si guud, sidaas waxaa yiri Mr Chan.
Jackie Chan ayaa rajeeyay in dadku wax badan ka bara doonaan wiilkiisa, kana fogaa doonaan daroogada iyo waxyaabaha xun.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:45 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada