daajis.com:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Laascaanood ee gobalka Sool ayaa sheegaya in ciidamadii ugu badnaa ay haatan ku qul qulaayaan magaaladaasi.
Ciidamadaan ayaa ah kuwo aad u badan, waxaana wararka ay sheegayaan in ay yihiin kuwo doonaaya in ay duulaan ku qaadaan maamulka cusub ee Khaatumo State.
Dadka ku dhaqaan degmadaas ayaa dareemaya walwal aad u xoogan oo ka dhashay isbadalka colaadeed ee ka jira halkaasi.
Wixii ku soo kordha Warkaan kala soco Daajis.com
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
kuwaana Akhriso Caadi Ma Ahan: dagaal,
guud,
News
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:47 and have