News:- Nin da’ ah oo lagu gowracay duuleedka Kismaayo (Akhri Sababta)

News:- Nin da’ ah oo lagu gowracay duuleedka Kismaayo (Akhri Sababta)

daajis.com:-Sida ay noo xaqiijiyeen dadka degaanka iyo mas’uuliyinta maamulka KMG Juba,dhaq dhaqaaqa Al-shabaab ayaa waxa ay qof odey xoolo dhaqata ah ay ku gowraceen duleedka magaalada Kismaayo.

Dadkii aan la hadalnay oo amaankooda dartiisa u diiday in magacooda iyo codkooda la adeegsado ayaa sheegay in Odaygaasi lagu goowracay duleedka Magaaladda Kismaayo.
Sababta goowraca qofkaasi ayay tilmaamen in ay ka dambesay kadib markii ay dadka degaanka diiden bixinta sakawaatka.
Maleeshiyo ku sugan duleedka ayaa la sheegay in ay taagero ka helaan mamulka KMG Juba sida darteedna ay uga biya diiden amarka Al-shabaab.

Warar kale ayaa sheegaya in Shabaab ay qofkaasi ay dileen ku eedeyen inuu basaas u ahaa maamulka Kismaayo ka arimiya.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:21 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada