Sargaal ka tirsan dowladda Soomaaliya oo maanta lagu khaarajin gaaray Muqdisho

Sargaal ka tirsan dowladda Soomaaliya oo maanta lagu khaarajin gaaray Muqdisho

daajis.com:-Warar lagu kalsoonaan karo oo aynu helayno ayaa sheegaya inuu isku day dil ka badbaaday Agaasime Kuxigeenka Waaxda La dagaalanka Argagixisada Ciise Maxamed Shire.

Wararka ayaa sheegaya in Sargaalkaan ay Khaarajin gaareen Ciidamada ka tirsan ilaaladiisa gaarka ah.
Weerarka ayaa ka dhacay mid ka mid ah Hottelada Magaalada Muqdisho ku yaala,Saraakiil ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa inoo Xaqiijiyay in uu Badbaaday Ciise Maamed Shire oo la damacsanaa in la Dilo.
Ujeedka Weerarka ay ugu qaadeen Ilaaladiisa Taliye Kuxigeenka Waaxda ladagaalanka Argagixisada ayaan la ogeeyn waxa uu salka ku hayo.

ka Lasoco daajis waxii kusoo gordha.. 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:21 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada