VIDEO:- Booliska Ingiriiska oo helay 35 qof Koonteenar lagu qariyay si Tahriib Loogu geliyo

VIDEO:- Booliska Ingiriiska oo helay 35 qof Koonteenar lagu qariyay si Tahriib Loogu geliyo

daajis.com:-Booliska dalka Ingiriiska ayaa gacanta ku dhigay 35 qof oo lagu tahriibinayay gaadiidka qaad kontoonerada.

Dadkan oo u badan Haween iyo Caruur oo kasoo jeeda dalka India, waxayna booliska tuhmayaan in dadkan laga soo geliyay xuduuda dalka Belgium-ka oo xuduud wadaag ay yihiin.


Xaalada dadkan oo aad u liidatay ayaa loola cararay isbitaalka si loogu daaweeyo, iyadoo mid ka mid ah dadkaasi uu ku dhex dhintay kontoonerka lagu soo qaaday.

HALKAN KA DAAWO VIDEO-GA



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:08 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada