Video-Cusub:- Dumarkii iyo Caruurtii oo bilaabay isticmaalka Qaadka Muqdisho

Video-Cusub:- Dumarkii iyo Caruurtii oo bilaabay isticmaalka Qaadka Muqdisho

daajis.com:-Cunista Qaadka/Jaadka oo ahayd mid inta dadka badani aynan awoodi jirin in ay maalin walba cunaan ayaa hadda noqtay mid cidwalba ay awoodo in ay iibsato sida Caruurtii iyo haweenka danyarta ah. 

Jaadkii ayaa hadda waxa uu isku badalay masiibo ku habsatay ummadda Soomaaliyeed. kadib markii Dowladda ingariiska ay wadankeeda ka mamnuucday Cunista qaadka ayaa waxa uu u soo wareegay Magaalooyinka ay ku noolyihiin Dadka Soomaalidda ah iyo Dalka Soomaaliya guud ahaan. Qiimaha qaadka Halkii Marduuf ayaa waxa uu Joogaa lacag u dhiganta $1 dollarka marykanka ah.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:58 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada