VIDEO:-wareysi lala yeeshay Nicholas Kay laguna weydiiyay gooni isu taaga Somaliland iyo jawaabo uu

VIDEO:-wareysi lala yeeshay Nicholas Kay laguna weydiiyay gooni isu taaga Somaliland iyo jawaabo uu

daajis.com:-Ergayga gaarka ah ee Qaramada midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay oo wareysi gaar ah siiyay taleefashinka Horn Cape ayaa ka hadlay arimo badan oo ay ka mid tahay sida ay Somaliland isu aragto iyo sida caalanka uu arko.

Wareysigaan oo uu qaaday tafaftiraha Taleefashinka Horn Cape ayaa su’aalo adag lagu weeydiiyay Mr Kay, waxaana su’aalaha inta badan ay taabanayeen madaxbanaanida maamulka Somaliland ee Soomaaliya iyo sida qaramada midoobay u aragto.

Waa Wareysigii ugu xasaasiyad badnaa ee waayahan lala yeesho ergayga Qaramada midoobay ee Soomaaliya Mr Nicholas Kay.

HALKAAN KA DAAWO WAREYSIGA XASAASIGA AH:



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 08:08 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada