Banaanbax Lagu taageerayay Howgalka Ciidamada Oo Lagu Qabtay Jowhar

Banaanbax Lagu taageerayay Howgalka Ciidamada Oo Lagu Qabtay Jowhar


daajis.com:-Banaanbax Balaaran oo lagu taageerayay Howlgalka Badwaynta Hindiya ayaa waxa uu ka dhacay Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeelaha Dhexe 

Dibadbaxayaasha ayaa watay boorar ay ku qornaayeen halku dhigyo ay ku taageerayaan howlgalka Badweynta Hindiya ee dalka looga xoreeynayo Ururka Al-Shabaab.


Mas’uuliyiinka maamulka gobolka Sh/dhexe iyo kan degmada Jowhar ayaa la hadlay dibadbaxayaasha,  iyagoo ku boorriyay iney gacan ka geeystaan sidii dalka looga xoreeyn lahaa Shabaab, ayna dhiirigeliyaan ciidamada.


Qaar kamid ah Dadkii dhigayay Banaanbaxa ayaa iyana sheegay in ay ka go,antahay taageerida iyo is garab taaga soo afjarida Ururka Al-shabaab iyo Dadka la shaqeeya si dalku nabad unoqdo.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:50 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada