DAAWO VIDEO: Hooyo si naxdin leh uga sheekaynaysa gabar ay dhashay oo wajiga laga gubay-

DAAWO VIDEO: Hooyo si naxdin leh uga sheekaynaysa gabar ay dhashay oo wajiga laga gubay-

daajis.com:-Hooyadaan ayaa waxa ay si naxdinleh uga sheekaynaysaa Gabar ay dhashay oo ay wajiga biyo kulul kaga gubeen gabdho ay saaxiib ahaayen oo aroos isu raacen . 

Ayaan Waa hooyada Dhashay Gabar Lagu Magacaabo Samiiro oo ah Gabar ay Wajiga ka Gubeen gabdho ay saaxiibo ahaayen xili ay isu raacen Xaflad Aroos .


Hooyo Ayaan ayaa sheegtay in Gabdhaha Gubay Gabadheeda ay saaxiib dhow ahaayen Samiiro waxana Falkaasi Foosha xun gaystay mid kamid ah Gabdhihii ay Gabdheeda Saaxiibada ahaayen.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:28 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada