daajis.com:-Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Somalia Nicholas Kay ayaa ka qeybgalay ciyaar kor loogu qaadayay nabadda oo ka dhacday garoonka ciyaaraha Conis Stadium ee degmada C/casiis.
Nicholas Kay oo xernaa maaliyada qaranka Somalia ayaa furay tartankaasi, isagoo si xarago leh oo farsamo ku jirto shabaqa u soo taabsiiyay gool qurux badan.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 18:00 and have
, Published at