DAAWO:- Ciyaarta Looga Jecel Yahay Muqdisho..

DAAWO:- Ciyaarta Looga Jecel Yahay Muqdisho..

daajis.com:-Gobolka Banaadir, gaar ahaan Degmada Boondheere waxay caan ku yihiin dadka ku nool ciyaar dhaqameed kala duwan sida Kabeebeyda iyo Niikada oo dhowr nooc u kala baxdo.

Sawirradani waa qeyb ka mid ah ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka ee Gobolka Banaadir laga ciyaaro, waxaana ciyaartaan ay ka dhacday degmada Boondheere oo marka ciyaaro la yiraahdo looga danbeeyo degmooyinka kale ee Banaadir.


Al-Shabaab ayaa markii ay ka talinayeen magaalada Muqdisho, mudo laga joogo Sedax sano inteeda badan waxaa ay ka mamnuuceen Ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka, xafladaha iyo kulamada kale ee dhaqanka ku saabsan.






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:42 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada