Daawo:- Farqiga u dhaxeeya Sambabada dadka sigaarka caba iyo kuwa aan cabin !!!

Daawo:- Farqiga u dhaxeeya Sambabada dadka sigaarka caba iyo kuwa aan cabin !!!

daajis.com:-Sigaarku waxa uu ka mid yaahay waxyaabaha halista ah ee ay isticmaalaan dad badan oo ku dhaqan dhaafaha Caalamka.

Khubarada Caafimaadka ayaa markasta ka diga isticmaala Sigaarka, waxayna dadka isticmaala u sheegaan inuu dhib maahine uusan dheef lahayn.

Daraasad cusub oo dhawaan la soo saaray ayaa lagu muujiyay farqiga u dhaxeeya Sambabada dadka Sigaarka caba iyo kuwa aan cabin.

Sambabka madow wuxuu ka tirsan yahay calool ku jirta dadka Sigaarka caba halka kuwa aan cabina ay leeyihiin Sambaba nadhiif ah oo qurux badan.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 08:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada