(Daawo Muuqaal:- Madaxweeyne Obama oo ka farxiyay wadamo ku yaal Qaarada Africa , Muxuu sameeyay

(Daawo Muuqaal:- Madaxweeyne Obama oo ka farxiyay wadamo ku yaal Qaarada Africa , Muxuu sameeyay

daajis.com:-Madaxweeynaha dalka Mareeykanka Mr. Barack Obama oo inta badan aanan looga baran dagaal qaadis sida Madaxweeynihii ka horeeyay ee Bush ayaa iminka waxa uu Obama ka farxiyay dhoor wadan oo ku yaala Qaarada Africa .

Madaxweeyne Barack Hussein Obama ayaa amray kuna dhawaaqay in uu 3.000 oo Askar Mareeykan ah gaar ahaan kuwa ku taqsuusay dhanka caafimaadka uu u diri doono Qaarada Africa gaar ahaan goobaha looga qaxay cudurka dilaaga ah ee Ebola .



Ciidamadaan Dhaqaatiirta ah ayaa waxeey goobahaas ka furan doonaan ilaa 17 Isbitaal oo lagula dagaalami doono cudurka dilaaga ah ee Ebola waxaana ka mid ah wadamada loo dirayo Dhaqaatiirta Mareeykanka ah sida Liberia, Guineo iyo Sierra Leone. 




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada