Daawo Sawirada:- Makiinad hubka Shabaab laga soo qabto burburineyso

Daawo Sawirada:- Makiinad hubka Shabaab laga soo qabto burburineyso

daajis.com:-Makiinad loogu talagalay in lagu burburiyo hubka duugoobay iyo miinooyinka ayaa lagu wareejiyay taliska booliska Soomaaliyeed.

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan la dagaalanka miinooyinka ayaa ku wareejisay taliska booliska Soomaaliyeed, iyadoo ay horay u jirtay baahi loo qabay in la helo makiinadan.

Magaalada Muqdisho iyo goobaha lagala wareego Al-Shabaab ayaa waxaa laga soo qabtaa hub isticmaalkiisa mar hore loogu talagay in la isticmaalo.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:44 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada