Daawo Sawirada:- Rugta Caafimaadka Bisha Cas ee Iran oo Muqdisho ka Bixisa Adeegyo Caafimaad oo Lacag la’aan ah.

Daawo Sawirada:- Rugta Caafimaadka Bisha Cas ee Iran oo Muqdisho ka Bixisa Adeegyo Caafimaad oo Lacag la’aan ah.

daajis.com:-Rugta Caafimaadka ee Ururka Bisha Cas ee iiraan waxay bixisaa Adeegyo Caafimaad sida Sheybaar, Jiifinta Bukaanka oo ku meel gaar ah, Daaweynta Ilkaha, Baaritaanka Xubnaha Gudaha iyo wixii la mid ah iyadoo mar waliba soo gaarsiisa Dalka Boqolaal Tan oo Daawooyin iyo Qalab Caafimaad .

Rugta Caafimaadka ee Ururka Bisha Casa ee Iiran waxay qaabishaa 100 Bukaan maalintiiba laga bilaabo Sabtiga ilaa Khamiista Saacadaha (7:30-ka Subaxnimo-2:00-da Duhurnimo) .Adeegyada Caafimaadka ee Rugtu waa lacagla’aan.Rugtu waxay ku taalaa inta u dhaxeysa Isbitaalka Banaadir iyo Daarta Sei-Piano



The Clinic Center of The Iran Red Crescent (IRCS) Society Gives Free of Charge 
Services
 and Medicine 



The Iranian Red Crescent Society (IRCS) Clinic provides Clinical Services such as laboratory, Temporary inpatient, Dentistry, Zoography Andetc to Hundred Patients (100) Per Day from Saturday to Thursday (7:30am-2pm). The Services and Drugs are Free of Charge. The Clinic Situates between Banadir Hospital and Sei-Piano.

W/D Amiin Yuusuf Khasaaro

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com








Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada