daajis.com:-Wiil 9-sano jir Indhoole ah una dhashay Dalka Bolivia ayaa caan ka noqday dalkiisa iyo meelo badan oo caalamka kamid ah kadib markii uu wiilkan lasoo baxay xirfad usuurto galisay in magaciisa uu shaac baxo.
Jose Andre Montanho oo ah Wiil 9-sano jir ah oo kunool caasimadda Bolivia ee La Paz, ayaa lagu tilmaamay in uu yahay Wiil mucjiso ah oo si aan caadi aheyn u bartay, tumista aalada Biyaanada loo yaqaano.
Wiilkan yar ayaa Habeenkii Boqolaal qof waxa ay u yimaadaan Dhageesiga iyo daawashada Muusigada Macaan uu garaaco, waxaa wiilkan sidoo kale la shaqeeya tobaneeyo qof oo howlwadeeno isaga u ah.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:30 and have
, Published at