daajis.com:-Haweeney lagu magacaabo Tao Porchon-Lynch oo 96 sano jir ayaa noqotay haweeney mucjiso ah, oo mudo qarni ku dhow aheyd Macalimad dumarka siisaa barashada Gym-ka, iyadoo aan dareemin da´da 96 sano jirka ah, waxayna soo bandhigtaa farsamo 20 jirka qaarkood aan awoodin inuu soo bandhigo.
Haweeneydan ayaa loo aqoonsaday Macalimada ugu weyn adduunka ee bixisa cashar ku saabsan jimicsiga jirka, waxayna ku gashay buugga lagu qoro mucjisooyinka caalamka iyo dadka soo bandhiga waxyaabaha layaabka leh.
HALKAN KA DAAWO VIDEO-GA
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:00 and have
, Published at