daajis.com:-Xiddiga hogaamiya Bollywoodka ee Shah Rukh Khan ayaa lasoo baxay muuqaal aan caadi aheyn oo argagax geliyay xiddigaha tartanka kula jira, isagoo ku faafiyay sawiradaan boggiisa Twitter.
King Khan ayaa sawirka hoostiisa kusoo qoray “aad ayaan u xiishoodaa marka aan ka hadlaayo jirkeyga, laakiin arintaan waxaan u sameeyay Farhan Akhtar dartii.
Sidoo kale wuxuu sheegay inuu u mad celiyaao tababarihiisa dhanka jimicsiga oo sida uu sheegay mudo 20-sano ah tababare u ahaa.
Muuqaalkaan wuxuu uga soo muuqa doonaa filimkiisa soo socda ee King Khan HAPPY NEW YEAR.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 15:05 and have
, Published at