Daawo Sawirada:- Shilalka ay sababaan Mooto Bajaajta oo kusoo badanaya Magaalada Muqdisho

Daawo Sawirada:- Shilalka ay sababaan Mooto Bajaajta oo kusoo badanaya Magaalada Muqdisho

daajis.com:-Waxaa Mudooyinkii ugu dambeeyay Magaalada Muqdisho kusoo kordhay Mootooyinka loo yaqaan Bjaaajta ,kuwaa oo hada tiradooda kumanaan ay dhaaftay , waxa ayna matooyinkan mashquul ka dhigeen wadooyinka Magaalada Muqdisho.

Mootooyinkan oo labadii sano ee ugu dambeeyay kusoo kordhay Muqdisho waxaa inta badan ku shaqeysta nolol maalmeedkoodana ka raadsada dhalinyaro badan kuwaa oon aqoon badan u laheyn kaxeynta mootooyinkaasi iyo waliba shuruucda marista Wadooyinka.

Maalin walbo Magaalada Muqdisho waxaa ka dhaca Shilalcay sababaan Mootooyinkan kusoo kordhay Magaalada Muqdisho , waxaa shilalkaasi ka dhasha mararka qaarkood dhimasho ama dhaawac iyo sidoo kale bur bur soo gaara mootooyinkaasi.

Waxaa shilkii ugu dambeeyay oo ay sababaan Mootooyinkan Bajaajta loo yaqaan uu ka dhacay Laamiga Maka Al-Mukarama , waxaa shilkaasi uu dhaawac kasoo gaaray wadihii mootadaasi ka xeenayay.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada