Daawo Sawiro:- Amin Arts oo Fadeexeystay Shariif Sakiin iyo Jawaari

Daawo Sawiro:- Amin Arts oo Fadeexeystay Shariif Sakiin iyo Jawaari

daajis.com:-Farshaxaniistaha caanka ah ee Soomaaliyeed Amin Arts oo sida weyn loo jecel yahay hal abuurkiisa iyo sawirada uu ku cabirayo fikradiisa ku aadan xaalada uu dalka hada marayo.

Amin Arts ayaa maanta diirada waxa uu saaray safarkii uu Prof Jawaari gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliyeed uu ku tagay magaalada Baydhabo wuxuu sidoo kale ku lifaaqay ninka siyaasadiisa ay adag tahay in la fahmo Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ilaa hadda ku dhex jiro jahwareer Siyaasadeed balse aanan ka harin.

Haddaba Sawirkani ayaa waxaa uu dad badan soo xasuusiyey soonka ama ramadaanka taasi oo uu keenay Makiintii lagu shiidi jiray hilibka la doonayo in lagu sameyo sambuuse ayaa hadda loo adeegsanayaa in shacabka Reer Baydhabo dhiigooda la miirto isla markaana hilibkooda la shiito.

Soomaalida Waxay dhahdaa hal sawir ka wax sheeg og kun erey bal adigaba indhahaada ku arag sawirkani la yaabka leh ee uu qalinka u qaatay Farshaxan Amin Arts


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada