Daawo Video:- Caruur Si Toos ah Tv looga wareysanayay oo loo soo sheegay inay hooyadood geeriyootay

Daawo Video:- Caruur Si Toos ah Tv looga wareysanayay oo loo soo sheegay inay hooyadood geeriyootay

daajis.com:-Caruuryar oo si Toos ah Taleefashin caalami ah looga daawanayay ayaa loo soo sheegay inay geeriyootay hooyadood oo xanuunsanayd, iyagoona ku dul ooyay istuudiyaha Tv-ga xilli caalamka si toos ah looga daawanayay.

Aabaha dhalay Caruurtaan ayaa la murugeysnaa xanuun heystay xaaskiisa, iyadoona lagu marti qaaday Taleefashinka si looga wareysto xaaladda murugada leh iyo xanuunka heystay xaaskiisa.

Lakin intii uu socday barnaamijka lagu wareysanayay aabahan oo ay garba fadhiyeen Laba caruur ah oo uu dhalay ayaa loo soo sheegay inay geeriyootay xaaskiisa.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada