DAAWO VIDEO: AMISOM oo soo bandhigtay awooda ciidamada ku wajahan Baraawe

DAAWO VIDEO: AMISOM oo soo bandhigtay awooda ciidamada ku wajahan Baraawe

daajis.com:-Dhaq dhaqaaq ciidan ayaa ka socda Gobolka Shabeellaha Hoose oo ay wadaan ciidamada AMISOM oo hoggaanka u haaya howlgalka gobolka Shabeellaha Hoose looga saarayo Al-Shabaab, iyadoo ciidamada Dowladda ay qeyb ka yihiin howlgalkan.

Awooda ciidamada AMISOM ee ka qeyb qaadanaya howlgalkaasi ayaa barta warbaahinta AMISOM ay soo bandhigeen, gaar ahaan ciidamada loogu talagalay in ay qabtaan degmada Baraawe.

Sidii kale muuqaalkaan ayaa waxaa ku arkeysaa Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose oo dadka kasoo qaxaya Baraawe u sheegaya in aysan dhibaato wadin, ciidamadana ay doonayaan in ay dadka caawiyeen oo dhibaatada Al-Shabaab ka dul qaadaan, sidoo kale wuxuu ka codsanayaa in waalidiinta caruurtooda Shabaab ku jira in ciidamada kusoo biiraan si ay u helaan nolol wanaagsan.

HALKAN KA DAAWO AWOODA CIIDAMADA AMISOM





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada