DHAGEYSO:- Abaanduulaha Ciidanka Xoogga Soomaaliya"Wal-Wal kama Qabno Dagaalka Al-shabaab"

DHAGEYSO:- Abaanduulaha Ciidanka Xoogga Soomaaliya"Wal-Wal kama Qabno Dagaalka Al-shabaab"

daajis.com:-Abaanduulaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Gen.C/risaaq Khaliif Cilmi ayaa sheegay in Dowladda iyo AMISOM aysan wax wal wal ah ka qabin dagaallada Al-shabaab iyo Duulaanka ay ku qaadeen, waxaana uu sheegay in dagaallo kulul oo saacado badan qaata aysan Al-shabaab ka filayn.


C/risaaq Khaliif Cilmi Abaanduulaha Ciidamada XDS  ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay ka go’an tahay sidii Al-shabaab dalka looga saarilahaa oo Dalka oo dhan ay uga dhicilahayd Doorsho loo dhan yahay Sanada 2016-ka.

Waxaa uu sidoo kale Gen.C/risaaq uu sheegay in Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya ay isku furayaan Wadooyinka u Xiran Al-shabaab si dadka loo gaarsiiyo Gargaar iyo Dawooyin.

RIIX HALKAAN DHAGEYSO CODKA ABAANDUULAHA.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada