Daawo-Video:- Axmed Godane iyo Saaxiibkiis IKRIMA oo hal gaari wada saarnaa

Daawo-Video:- Axmed Godane iyo Saaxiibkiis IKRIMA oo hal gaari wada saarnaa

daajis.com:-Warar gadaal ka soo baxaya ayaa waxa ay sheegayaan in Axmed Godane iyo Saaxiibkiis Ikrima ay hal Meel ku geeriyoodeen, iyo rag kaloo badan oo aan wali la shaacin magac yadooda. 



Ikrima waxa uu sanooyin badan ku noolaa Dalal yurub ku yaala Sida Ingriiska Iyo Norway Kadib na waxa uu u noqday Dalkii uu markii horayba kayimid ee Kenya.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:42 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada