Taariikhda Amiirkii la dilay ee Shabaab Axmed Godane

Taariikhda Amiirkii la dilay ee Shabaab Axmed Godane

daajis.com:-Waxaan halkaaan idin kugu soo gudbineynaa Taariikhda Amiirkii Al-Shabaab ee mareykanku xaqiijiyay inuu geeriyooday Axmed Godane, kaas oo isniintii la soo dhaafay lagu dilay duqeyn ay mareykanku u geysteen golonyo Gawaari ah oo uu la socday.


Hadaba Godane xilligii uu shabaab ku soo biiray iyo ka hor inta uu ku sugnaa Afganistan iyo dilalkii uu gacantiisa ku geystay ayaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa.



HALKAAN HOOSE KA DAAWO AMA KA DHAGEYSO:


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada