DAAWO VIDEO:- Dood uu Taleefashinka Horn Caple u qabtay Siyaasiin oo dagaal iyo gacan ka hadal ku dhamaaday

DAAWO VIDEO:- Dood uu Taleefashinka Horn Caple u qabtay Siyaasiin oo dagaal iyo gacan ka hadal ku dhamaaday

daajis.com:-Dood kulul oo Taleefashinka caalamiga ah ee Horn Caple Tv u qabtay siyaasiin kasoo jeeda Somalilnad ayaa waxaa ka dhacay muran dhaliyay gacan qaad, iyadoona dooda ay ku dhammaatay buuq iyo dagaal.


Dooda waxaa loo qabtay gudoomiyaha ku xigeenka Xisbiga mucaaradka ee UCID, Cali Gureey, Cabdirashiid Riyo Raac oo isna ka tirsan xisbiga WADANI iyo xildhibaan Bukhaari oo ka mid ah xildhibaanada maamulka Somaliland ee Soomaaliya, waxaana Dooda lagaga hadlayay xaaladda cakiran ee maamulka Somaliland.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada