Daawo-Video:- Dowladda Kenya oo Bilaawday in ay Batrool ka baarato Badda Soomaaliya.

Daawo-Video:- Dowladda Kenya oo Bilaawday in ay Batrool ka baarato Badda Soomaaliya.

daajis.com:-Dawladda Kenya ayaa fasax ku siisay in shirkadaha shidaalka baara ay Bilaabaan in ay saliid ka baaraan Badda Soomaaliyeed, tani ayaa waxa ay imaanaysaa kadib markii Dowladda Kenya ay 4 ano ka hor ay Dawladii kumeelgaarka ahayd oo waagaa jirtay ay waydiisatay in dhulka badda loo sharciyeeyo. Taasna waxaa ka soo horjeestay Baarlamaankii waagaas jiray.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada