VIDEO:- Gabdho Garoonka Muqdish lagu soo bandhigay oo ku safrayay documenti bug ah

VIDEO:- Gabdho Garoonka Muqdish lagu soo bandhigay oo ku safrayay documenti bug ah

daajis.com:-Taliyaha Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Federaalka Somalia C/llaahi Gaafow Maxamuud ayaa soo bandhigay Labo gabdhood oo Soomaali ah, kuwaasi oo lagu qalday fiisooyin been abuu ah oo dalka Ugandha ay ku geli rabeen, waxayna gabadhanai lagu qabtay Kenya.


Kenya oo usoo gudbisay garoonka Muqdisho ayaa waxay ujeedadoodu aheyd in ay kaga sii gudbaan Kenya dalka Ugandha, kadibna marka ay tagaan Kampala uu halkaasi kasii qaadi rabay Muqalas geyn lahaa dalka Masar oo qoysaskooda ay ku nool yihiin.

Gabdhahani ayaa sheegeen in aysan waxba kala socon been abuurka fiisooyinkan, hase ahaatee lagu qalday, waxayna tilmaameen inay aad ugu xun yihiin.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada