DAAWO VIDEO:- Gabdho Somaliyeed oo guursaday Rag Ajaanib ah oo dhaliilay Ragga Qurba-joogta ah

DAAWO VIDEO:- Gabdho Somaliyeed oo guursaday Rag Ajaanib ah oo dhaliilay Ragga Qurba-joogta ah

daajis.com:-Gabdho Soomaaliyeed oo ku nool dalka Ingiriiska islamnarkaana guursaday rag Ajaanib Muslim ah ayaa dhaliilay ragga Soomaaliyeed ee Qurba joogta, waxaana ay ka doorbideen ragga Ajaanibta ee Muslimiinta ahi.

Gabdhahan oo marti u ahaa barnaamijka doorka haweenka ee ka baxa Taleefashinka Caalamiga ah ee SomaliChannel ayaa sheegay in Ragga Soomaaliyeed ee Qurba joogta ah aysan daryeelin gandhaha Soomaaliyeed ee ay guursadaan, iyagoona ku fura caruur amaba dayac kaga tagaan.






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada