DAAWO VIDEO:- ISIS oo mar kale soo bandhigay nin British ah oO si xun u gowracayaan

DAAWO VIDEO:- ISIS oo mar kale soo bandhigay nin British ah oO si xun u gowracayaan

daajis.com:-David Haines oo 44 sano jir ahaa ayay si xun u gowraceen kooxda khilaafada Islaamka ee ISIS, waxayna noqoneysaa qofkii Sedaxaad ee ay soo bandhigaan iyagoo gowracaya.


Kooxda Argagixisada ISIS ayaa mar kale soo bandhigay muuqaalka muwaadin u dhashay Ingiriiska oo goorgoynayaan, kaasoo bishii Maarso ee sanadkii lasoo dhaafay ka afduubteen dalka Syria, xili uu ka shaqeynayay howlaha gargaarka.

David Haines oo 44 sano jir ahaa ayay si xun u gowraceen kooxda khilaafada Islaamka ee ISIS, waxayna noqoneysaa qofkii Sedaxaad ee ay soo bandhigaan iyagoo gowracaya.


Intii aan la dilin David Haines ayaa waxaa cajalada muuqaalka ah lagu arkay hadal uu baahinayo ninka la gowracay oo sheegaya in Ra’iisal wasaare David Cameron uu mas’uul ka yahay dhimashadiisa.

‘Magaceygu waa David Cawthorne Haines.waxaan cadeynayaa in David Cameron uu gebi ahaanba mas’uul ka yahay dilkeyga.
video.daajis.com

‘Waxaad isbahaysi la noqotay Maraykanka si loogaga soo horjeesto dowlada Islaamiga ah, sida uu sameeyay sanad kahor kii aad xafiiska kala wareegtay Tony Blair waxaadna awoodi weyday in aad maya tiraahdo Maraykanka.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada