Daawo-Video:- Madaxwaynaha oo sheegay in Muranka Badda Soomaaliya & Kenya loo gudbiyaya I.C.J

Daawo-Video:- Madaxwaynaha oo sheegay in Muranka Badda Soomaaliya & Kenya loo gudbiyaya I.C.J

daajis.com:-Madaxweynaha Soomaaliya oo ka jawaabayay su’aal ku saabsanayd arrinta ku saabsan muranka badda, ayaa sheegay in Kenya ay qayb ka mid ah badda Soomaaliyeed calaameysatay ayna doonayso inay goosato, isagoo xusay in arrintaas ay dacwad ka gudbiyeen, wuxuuna qiray in haatan ay badda lagu muransan yahay ka socdaan baaritaanno shidaal.






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada