DAAWO VIDEO:-Marwada Madaxwaynaha Dalka oo sharaxaysa Dhacdadii ugu yaabka badnaa ee ay aragtay

DAAWO VIDEO:-Marwada Madaxwaynaha Dalka oo sharaxaysa Dhacdadii ugu yaabka badnaa ee ay aragtay

daajis.com:-Sahra Xasan Cumar waa Marwada Madaxwaynaha Dalka Soomaliya Xasan Shiikh Maxamuud waxa ay ka sheekaysay wixii ula yaab badnaa mudadii ay joogtay magaalada Muqdisho .

Waxana ay sheegtay in uu ula yaab badnaa Dagaaladii ka dhacay Magaalada Muqdisho,iyadoona goob joog u ahayd dagaalo badan oo muqdisho ka dhacay sida aty Marwadu sheegtay .

Qoysas ay wada daganayen ayay sheegtay in ay ku habsadeen madaafiic aan la aqoon cid soo riday ayna si aad ah uga naxday markii ay indhaheeda saartay .




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:48 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada