DAAWO VIDEO:- Mas wajiga iyo Gacanta ka qaniinaya ninkii Xanaanaynayay

DAAWO VIDEO:- Mas wajiga iyo Gacanta ka qaniinaya ninkii Xanaanaynayay

daajis.com:-Ninkaan oo lagu magacaabo Steve mudo ku dhawaad 15 sano ah ayuu ka ganacsanayay Masaska la kala iibsado ee la xanaaneeyo .

Ninkaan oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Mareeykan ayaa waxa uu bartay ama ku taqsuusay qaabka loo la dagaalamo Masaska waliba looga saaro micida Sunta ah.


Mid kamid ah masaskii uu xanaanaynayay ayaa waxa uu si toos ah ugu soo booday ninkaasi isagoona ka qaniinay dhanka wajiga iyo gacanta sida aad ku daawan doontaan muuqaalka.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:47 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada