VIDEO:- Dhaqaatiir ku guuleystay inay Burada Aduunka ugu weyn ka soo saaraan Nin

VIDEO:- Dhaqaatiir ku guuleystay inay Burada Aduunka ugu weyn ka soo saaraan Nin

daajis.com:-Ilaa sagaal dhaqtar ayaa ku guuleystay inay Burada Aduunka ugu weyn kasoo saaraan nin u dhashay dalka Shiinaha.

Ninkaan ayaa la sheegay in Burada ay ku bilaabatay xilligii uu sagaal sano jirka ahaa, waxaana ay kaga taalay lugta bidix ilaa sinta, iyadoo ay sababtay in ninkaan Noloshiisa uusan ka kicin Sariirta.


Waxa ay dhaqaatiirtu sheegeen in Burada ninkan ay kasoo saaren ay tahay tii ugu weyneyd Caalamka, taas oo culeyskeedu gaaray ilaa 110 KG.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA:


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada