Gaas ayaa hadalkan ku sheegay waryesi uu siiyey Tv-ga Ethiopia, intii lagu guda jiray booqasho uu bishii tagtay ku tagay dalkaas.
“Annaga iyo Ethiopia, waxaa naga dhaxeysa wada shaqeyn buuxda, waxaan wadaagnaa hal cadow, waana Al-Shabaab iyo ONLF” ayuu yiri Cabdi Weli Gaas, oo hadalkiisa uu u muuqday mid uu jaceyl kaga raadinayo Ethiopia.
Maamulka Puntland ayaa horey caan ugu ahaa inuu dadka kasoo jeeda Ogaadeeniya ee kasoo cararay gumeysiga Ethiopia ka qab qabto deegaanada maamulkaas, kadibna u gacan geliyo cadowga.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 00:00 and have
, Published at