Daawo-Video:- Qabashadii Degmada Kunturwaareey

Daawo-Video:- Qabashadii Degmada Kunturwaareey

daajis.com:-Guddoomiyaha gobolka SHabeella hoose ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Al-Shabaab ay ka saareen inta badan degmooyinka gobolkaasi, isla markaana ciidamada iskaabaya ay ku wajahan yihiin magaalada Baraawe ee gobolka SHabeellaha hoose.

Guddoomiyaha gobolka SHabeellaha hoose Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Siidii) ayaa sheegay in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM guulo ay ka gaareen sida uu warka u dhigay dagaaladii ay la galeen xarakada Al-Shabaab.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada