DAAWO VIDEO:- Ragi Soomaalida Qaadka laga Joojiyey UK, Caruurtoodi Dhashay Intay Qayilayeen Inkiray,Shaki ka Galay Inkiray

DAAWO VIDEO:- Ragi Soomaalida Qaadka laga Joojiyey UK, Caruurtoodi Dhashay Intay Qayilayeen Inkiray,Shaki ka Galay Inkiray

daajis.com:-Riwaayad Qosol leh Oo laga Sameyey Intii Ay qayilayeen raga Soomaaliyeed Ee Kunool dalka UK Oo dhawaan qaadkii laga Joojiyey Ayaa U muuqanaya Inaysan waxba Ka War hayn noloshooda Guriga Isla Markaasina  Qaar Ay shaki ka Galeen xata caruurtooda Inay dhaleenba.

Riwaayadani Cusub ee laga Sameyey Nolosha ragaasi Ee aysan waxba Kala Socon Reerkooda Ayaa Qaar ka Mid Ah waxay dumarkooda Wedinayaan Xiliga Guri 20 sano ka Hor Deganayeen Ay ka Guureen ,Iyagoona Reerkooda waxba Ka Ogaynba Inay ka Guureen Guriga Sidoo kale.

Qaar Ayaa U muuqanaya Inay caruurtooda In kirayaan kadib markii 20 sano ugu danbeyey qayilayeen Ayna waxba Ka Ogayn caruurta U dhalatay xata Inta Ay fadhiyeen Mar fashka lagu qayilo.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada