Daawo-Video:- Ra’iisul Wasaaraha Somalia oo BBC- English Waraysi siiyay .

Daawo-Video:- Ra’iisul Wasaaraha Somalia oo BBC- English Waraysi siiyay .

daajis.com:-Raiisul wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waraysi siiyay Laanta BBC-da ee afka Ingriiska ku hadasha ee xarunteeda tahay magaalada London.  


Raiisul wasaaraha ayaa Sheegay in Rag Sare oo Shabaabka  katirsan ay damacsan yihiin in ay isku soo dhiibaan Dowladda Soomaaliya, waxayna ka cabsi qabnaan sida uu noqondoono hab dhaqanka hogaankooda cusub.









FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:12 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada